Waxa magaalada Harggeysa xalay ku geeryootay Fannaanadii caanka ahayd ee khadra daahir cige. Khadra ayaa maalmihii u danbeeyay xanuun lasoo darsay u jiiftay Cusbitaalka magaalada Hargeysa kaasoo ...
Khadra ayaa maalmahaan ku xanuunsanayd Isbitaalka magaalada Hargeysa. Khadro Daahir Cige ,waxay fanka ku soo biirtay sanadkii 1974-tii. Heesteedi ugu horreysay waxaa u dhiibay macallinkeeda maaddada ...